Muuse Biixi oo si lama filaan ah uga laabtay go’aan adag oo uu dhowaan shaaciyey

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka laabtay go’aan adag oo uu dhowaan kaga soo horjeestay inuu wadahadal la galo dowladda Federaalka Soomaaliya. Biixi ayaa bishii hore ka sheegay Magaalada Burco inaysan marna wax wadahadal ah la galeynin dowlada Soomaaliya inta ka aqoonsaneyso Somaliland. Kaddib markii Wafdi ka socda Midowga Yurub uu kula kulmay … Continue reading Muuse Biixi oo si lama filaan ah uga laabtay go’aan adag oo uu dhowaan shaaciyey